Wasiir kuxigeenka Qorsheynta DFS oo ka horyimid xil ka qaadis uu sameeyey wasiirka wasaaraddaas.
22 Aug 2024 (Puntlandes.com) Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya ayaa shaqada ka qaaday Agaasimaha Statistics Qaranka Sharmaake Maxamed Faarax, isagoo u cuskaday soo jeedinta Golaha Maamulka Statistics Qaranka.
Xil ka qaadista wasiirka ayaa waxaa qoraal uu soo saaray ku buriyey ama ku diiday wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya.