Muuqaal: Xildhibaano katirsan 2da Aqal BJFS oo ku dhawaaqay gole ka shaqeynaya midnimada, difaaca, doorasho waqtigeeda kudhacda & laxisaabtanka hay’adaha dowladda
12 Sept 2024 (Puntlandes.com) Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka JF Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay gole ay ku mideysan yihiin, iyagoo ka shaqeynaya midnimada, difaaca dalka, doorasho waqtigeeda ku dhacda iyo la xisaabtanka hay’adaha dowladda.