Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee DFS oo magacaabay guddigii sannadkaan maamuli doona arrimaha xajka
21 Sept 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee DFS Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa magacaabay guddigii sannadkaan maamuli doona arrimaha xajka, kaas oo malaayiin lacag ah laga sameeyo sannadkasta.
Wasiir Mukhtaar Rooboow ayaa Xoghayaha guddiga wuxuu ka dhigtay walaalkiis Ibraahin Rooboow Cali.