Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS oo laga keenay mooshin xil ka qaadis ah
28 Sept 2024 (Puntlandes.com) Guddoonka golaha shacabka Soomaaliya ayaa qabtay mooshin ka dhan ah wasiirka Arrimaha dibada ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, oo ay mudanayaal Golaha Shacabku kusoo eedeeyeen eedo waa weyn.
Xildhibaanada ayaa waxay wasiir Fiqi ku eedeeyay in uu curyaamiyay shaqadii Wasaaradda iyo arrimo kale.