Sawirro: Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo kulan laqaatay Safiirka Sweden ee Soomaaliya

30 Sept 2024 (Puntlandes.com) Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan Cabdullahi ayaa kulan la qaatay Danjiraha dowladda Sweden u jooga Dalkeena Soomaaliya mudane Amb. Joachim Waern.

Taliyaha iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga dhanka Amniga ee labada dal, la-dagaallanka khawaarijta, kordhinta tababarada iyo taageeradda ay dowladda Sweden u fidiso Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

About The Author