Maamulka SSC-Khaatumo “In aan marna la aqbali karin in mindimo & wadajir ladoono, deegaan baaxad lehna aysan qayb ka ahayn….”

04 Okt 2024 (Puntlandes.com) Maamulka SSC-Khaatumo oo War-Saxaafadeed ka soo saarey Matelaadda Maamulkaas ee Shirka Golaha Wada tashiga Qaranka, kaas oo ay banaanjoog ka yihiin.

War-Saxaafadeed ayuu ku yiri maamulku ”SSC Khaatumo waxay xaq u leedahay in laga talagaliyo arimaha masiiriga ah ee Soomaliya”

About The Author