Muuqaalo-Sawirro: Musharax Cirro oo si diiran Hargaysa loogu soo dhaweeyey

10 Okt 2024 (Puntlandes.com) Musharaxa madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa si diiran Hargaysa loogu soo dhaweeyey, waxaana hogaaminayey shacab aad u faro badan Maayarka magaalada hargaysa Cabdikariim Mooge.

Mooge ayaa maanta caddaystay inuu si furan ugu ololeeyo masharax Cirro.

Hoos ka daawo Musharax Cirro “Isbedelka waxaa hogaamin doona Maayar Mooge”

Maayar Mooge: Waa in qof kasta dadaal kubixiyo in Cabdiraxmaan Cirro madaxweyne noqdo

About The Author