Gudoomiyaha Aqalka Sare ee DFS oo shaaciyey in Saalax Jaamac lumiyey xubinimadii Aqalka Sare & Senatorada oo…

12 Okt 2024 (Puntlandes.com) Gudoomiyaha Aqalka Sare ee DFS Cabdi Xaashi ayaa shaaciyey in Ra´iisul wasaare kuxigeen Senator Saalax Jaamac uu lumiyey xubinimadii Aqalka Sare, kursigiina uu ku wareejiyey gudoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare DFS Saleebaan Iidle, iyadoo ay dagaal ka riixayaan Dam Jadiidka madaxweyne Xassan Sheekh.

Senotorada Aqalka sare ayaa ka diiday in la magacaabo xubinta cusub, waxay sidoo kale caddeeyeen in Saalax uu la mid yahay 27 xubnood oo aan soo xaadirin kulanada golaha, kuwaas oo Mushaar kaliya qaata.

About The Author