RW kuxigeen Saalax “waa waxba kama jiraan xasaanad ka qaadista uu igu sameeyey Cabdi Xaashi.”

13 Okt 2024 (Puntlandes.com) Raysal wasaare ku-xigeen Soomaaliya Saalax Jaamac ayaa “waa waxba kama jiraan xasaanad ka qaadista uu igu sameeyey Cabdi Xaashi.”

RW kuxigeen Saalax ayaa qoraal ku yiri “Sidaas darteed, waxaan shacabka Soomaaliyeed u caddeynayaa in warqadda uu soo saaray Guddoomiye Cabdi Xaashi, oo summadeedu tahay GAS/B-11/17/24, kuna taariikhaysan 12/10/2024, aysan lahayn wax saldhig sharci ah oo ay tahay waxba kama jiraan”

About The Author