Muuqaal: Faysal Cali Waraabe oo eedeeyn culus ujeediyey Boqor Buurmadow kana digay in la doorto Cirro
13 Okt 2024 (Puntlandes.com)Gudoomiyaha Xisbiga UCID ahna musharax madaxweyne Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay shirkii CeelAfwayn ee Beelaha Habarjeclo ku taageereen Musharax Cabdiraxmaan Cirro ayaa eedeeyey Boqor Buurmadow kana digay in la doorto Cirro.