Muuqaal: Madaxweyne Xasan Sheekh “Dadkayagu cid aysan iyagu toos u dooran ma u talin doono, shacabuna uma xirnaan…..”

16 Okt 2024 (Puntlandes.com) Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay inaysan shacabka soomaaliyeed hogaamin doonin qof ay iyagu toos u doortaan ma ahee.

Madaxweyne Xasan Sheekh  ayaa yiri “Dadkayagu cid aysan iyagu toos u dooran ma u talin doono”

Madaxweyne xasan Sheekh ayaa si dadban uga hadlay maqnaanshaha madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo dartood loogu kala tagay maanta shirkii Madasha.

About The Author