Sawirro: Kuxigeenka Xoghayaha Guud ee UN ee Arrimaha Siyaasadda & Dhismaha Nabadda, oo booqasho ku timid Muqdisho

17 Okt 2024 (Puntlandes.com) Kuxigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Siyaasadda iyo Dhismaha Nabadda Marwo Rosemary A. DiCarlo ayaa booqasho ku timid magaalada Muqdiisho.

Marwo Rosemary oo Muqdisho si diiran loogu soo dhaweeyey ayaa u timid wax ka ogoonshaha xaaldda guud ee dalka, muranka siyaasadeed iee iminka jira oo keenay in shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC) oo fashilmay mar kale ay DFS shaacisay in 26-ka Oktoobar dib la isugu soo noqon doono.

About The Author