Muuqaal: MD Deni oo kahadlay Map ka ay DFS shaacisay ee kadhigay gobolka Mudug, SSC-Khaatumo, Sanaag & Hayland meel la isku haysto, Somaliland na ku tilmaamay dawlad….
26 Okt 2024 (Puntlandes.com) Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni oo kahadlay Map ka ay DFS shaacisay ee kadhigay gobolka Mudug, SSC-Khaatumo, Sanaag & Hayland meel la isku haysto, Somaliland na ku tilmaamay dawlad gooni isku taagtay.