Muuqaal: Musharax Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Oomaar oo sheegay in uusan qeyb ka aheyn doorashooyinka Kismaayo kasocda

23 Nov 2024 (Puntlandes.com) Musharax Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Oomaar horeyna usoo noqday wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Soomaaliya ayaa sheegay in uusan qeyb ka aheyn doorashooyinka Kismaayo kasocda, dhinacyada ayuu ku eedeeyey nabadgalyo darro abuurid.

Mr Oomaar ayaa sheegay in uusan deegaankiisa dagaal ka rideyn, shacabkiisaba dhib u horseedeyn.

2019-kii, Oomaar ayaa loo diiday tagida Kismaayo, isagoo wasiir ahaa iyo musharax ahaa, doorashadii august 2019-kii, oo ay taageersanayeen Madaxda DFS ee hadda xukunka joogta.

About The Author