Dhagayso: Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland oo ka hadlaya Ajandayaal muhiima horyaala
22 july 2015 (Puntlandes) Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Siciid Xasan Shirre oo maanta dib u furay kalfadhiga 35-aad ee golaha Baarlamanka Puntland, kadib fasaxii Ciida.
Gudoomiyaha Siciid Xasan Shirre ayaa sheegay kalfadhigu inuu gabagabo ku dhow yahay, isla markaana ay harsan yihiin qodobo aad muhiim u ah oo kala ah:
- Xisaab xirka
- Meel marinta wasiirada cusub
- Dib u eegista Dastuurka Puntland
- Meel marinta heshiisyada xukuumadu gashay
- Ansixinta xeerarka Xukuumadda.
Dhageyso gudoomiyaha baarlamaanka Puntland
Puntlandes.com