Guddoomiyaha Aqalka Sare oo shaaciyey xiritaanka kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare

01 Dec 2024 (Puntlandes.com) Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa shaaciyey xiritaanka kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare Baarlmaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ka billaaban doonna maanta oy taariikhdu tahay 01 Diseembar 2024 kuna eg 02 Febraayo 2025.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaan isagu wali shaacin inuu xirmay Goluhu, iyadoo uu madaxweyne Xasan doonayey inuu u shaqeeyo Baarlamaanka oo u noqday Gole sacbis.

About The Author