DFS “Dawladda ayaa amartay Ciidamada Qaranka in ay halkaas dib uga baxaan”

11 Dec 2024 (Puntlandes.com) Warsaxaafadeed ay shaacisay Dawladda Federaalka Soomaaliya ayey ku sheegtay Raaskambooni oo Jubaland kala wareegtay dagaal qaraar kadib inay uga baxday “dib u gurasho”.

DFS ayaa ku tiri warsaxaafadeedka “dawladda Federaalka oo gudanaysa waajibka ka saaran badbaadinta dhiigga Dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ciidamada Qaranka ayaa amartay Ciidamada Qaranka oo loo geeyay Gobalka Jubada Hoose in ay kala wareegaan ATMIS in ay halkaas dib uga baxaan”

About The Author