Xasan Sheekh oo Itoobiya siiyey qayb ka mid ah Badda Soomaaliyeed
11 Dec 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Ra´iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed shir uu kula yeeshay dalka Turiga oo uu garwadeen ku ahaa madaxweynaha Turkiga Erdogan waxa uu Itoobiya siiyey qayb ka mid ah Badda Soomaaliyeed.
Warmurtiyeedka laga soo saaray Wada hadaladaas ayaa lagu caddeeyey in la isku raacay in Bad ka hesho Soomaaliya.
Wada hadalo farsamo ah ayey ku balameen inay ka bilaamaan dalka Turkiga Febraayo 2025ka, kuwaas oo ku soo gabogaboobaya mudoo 4 bilood aan ka badnayn waxaan mar kale fududeynayo Erdogan.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Baddii Soomaaliyeed ku bedeshay danihiisa gaarka ah inuu ka helo Itoobiya oo uu u arko inay wax badan la qaban doonto!!!