Madaxweyne Erdogan oo sanadka cusub ku soo wajahan Soomaaliya & Itoobiya

16 Dec 2024 (Puntlandes.com) Madaxweyne Erdogan oo sanadka cusub 2025 ku soo wajahan Soomaaliya iyo Itoobiya sida lagu shaaciyey TRT.

Booqashadaan ayaa imanaysa kadib heshiiskii uu dhex dhigey Erdogan Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed, Turkiga ayaa damaanad qaaday inay Itoobiya Bad ka hesho Soomaaliya.

About The Author