29 Jan 2025 (Puntlandes.com) Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa mudaysay fariisinta Golaha deegaanka degmada Jariiban ee gobalka Mudug, kaasoo la fariisin doon 8 bisha febraayo, kaddib markii xal laga gaaray khilaaf muddo soo jiray.
About The Author