WAR-SAXAAFADEED: Dawladda Puntland oo bogaadisay duqeymaha joogtada ah ee ay ciidamada Mareykanka ka wadaan Buuraha Al-Miskaat gaar ahaan…

22 Feb 2025 (Puntlandes.com) WAR-SAXAAFADEED: Dawladda Puntland ayaa bogaadisay duqeymaha joogtada ah ee ay ciidamada Mareykanka ka wadaan Buuraha Al-Miskaat ee ay ku beegsanayaan argagixisada Daacish, waxaana ay si gaar ah ugu hambalyeynayaan Africom duqeynta cusub ee habeenadii 21-ka iyo 22-ka February.
