Duqayn culus oo maalinimo ku soco goobaha ay Argagixisada Daacish kaga sugan yihiin Buuraleyda Calmistaad

22 Feb 2025 (Puntlandes.com) Argagixisada Daacish waxaa ku socda Gaatir Oodan ilaa Buurihii DarayMadoobe duqayn xoogan iyadoo laga jafay.
duqeyn dharaarcad ah baa kusocota oo dhawaaqa Gantaalaha calculus ee aysan Diyaarad Drone ah tuureyn ee diyaaradaha Guuxooda ka dheeraaya ridayaan.
Waxaa loo diiday Argagixisada inay labo isku imaato iyadoo Gantaal dul layaalo, xasuuq daran ayaa ku dhacay Argagixisada, aad bay u adag tahay meel ka sokeysa Dhasaan iyo Miiraale in ay ku dagaalamaan.
Isgaarsiintoodii ayaa luntay, baabuur ay dhaawacyo ka buuxiyeena waa la burburiyey si toos ah.