Sawirro: Taliskii Dhaban qooxle oo Ciidanka Puntland Argagixisada kala wareegeen

01 March 2025 (Puntlandes.com) Taliskii Dhaban qooxle oo Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland ee ku jira Howlgalka Ciribtirka Argagixisada la wareegeen Maalmihii lasoo dhaafay.
Ciidanka Ayaana kusii siqaaya soo afjarida argagixisada Caalamiga ah ee Daacish taas oo rabtay in ay gabaad ka dhigato Buuraha calmiskaat.












