Sawiro: Dastuurka Jubbaland oo la ansixiyay

1 Agoosto 2015 (Puntlandes) Waxaa goor dhawayd cod loo qaaday lagu ansixiyay dastuurka dowladda Jubaland iyadoo ay ansixiyeen Ergooyin laga soo Xulay Sadexda Gobol ee Jubaland ka kooban tahay ee Jubada Hoose, Jubada Dhexe iyo Gedo.

Ansixinta Dastuurka ay Jubaland yeelanayso waxaa goob joog ka ahaa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wasiirka wasaaradda dastuurka DFS, Raysul wasaarihii hore ee TFG Cali Maxamed Geedi, Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Axmed Cabdisalaan, Wasiirkii hore ee Waxbarashada Puntland Cali Xaaji, Siyaasiin iyo wakiilo ka socday Beesha Caalamka
31a

31b

31c

31d
Puntlandes.com

About The Author