DEG DEG: Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland oo ku dhawaaaqay inay 15 Agoosto dhaceyso doorashada madaxtinimada Jubbaland

1 Agoosto 2015 (Puntlandes) Gudoomiyaha Baarlamanka Jubbaland Sheekh Cabdi oo ka hadlayay Shirwaynihii lagu ansixiyay Dastuurka dowladda Jubbaland ayaa ku dhawaaqay inay 15ka Bishan Agoosto ay dhici doonto doorashada madaxtinimada Dowladda Jubbaland.

Maalinka Berri ah ayaa lagu dhawaaqi doonaa Guddiga Doorashada Jubbaland sida ay Warbaahinta Puntlandes warka ku heshay.

Isku soo duuboo waxaa inaga xigta kolka loo mudeeyey Doorashada madaxtinimada Jubaland 14 Cisho oo qura.

Puntlandes.com

About The Author