Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mareykanka ka dalbaday in uu la wareego gacan ku haynta Garoomada Diyaaradaha ee Balidoogle & Berbera iyo Dekedaha Bosaso & Berbera

28 March 2025 (Puntlandes.com) Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa qoraal uu u diray ka dalbaday Mareykanka inuu la wareego Garoomada diyaaradaha ee Berbera iyo Bali Doogle, sidaasoo kalena wuxuu sheegay in dekedaha Bosaso iyo Berbera.

Warqada madaxweynaha oo uu diray 16kii bishaan ayaa ka dhigan in Dawladda Federaalku ay si fudud iskaga bixinayso dhulka Jamhuuriyada.

About The Author