Shariif, Khayre & C/raxmaan C/shakuur “Waxaan soo dhoweynaynaa gogosha madaxweyne Xasan Sheekh dhigey, waxase aan dalbanaynaa faahfaahin dheeraad ah”

30 March 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif, Ra´iisul wasaare hore Xasan Cali Khayre iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shakur Warsame oo qoraal soo saaray ayaa soo dhoweeyey gogosha madaxweyne Xasan Sheekh dhigey, waxayna madaxweynaha ka dalbadeen faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan Ajendaha iyo kasoo qaybgalayaasha.
Shekkh Shariif, Kheyre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Waxa aan soo dhoweynaynaa gogosha madaxweyne Xasan Shiikh dhigey, waxa se aan dalbanaynaa faahfaahin dheeraad ah”
