Dhagayso: Wasiir Cabdiqani oo ka hadlaya Ansaxinta Dastuurka Jubaland & Doorashada Madaxtinimada Jubaland
1 da Agoosto 2015 (Puntlandes) Ergooyin gaaraya 300 oo xubnood oo ka kala yimid degmooyinka uu ka kooban yahay Jubbaland ayaa maanta ansixiyey Dastuurka Jubaland.
Wasiirka madaxtooyada Jubbaland Cabdiqani Cabdi Jaamac oo VOA wareysi gaar ah siiyey ayaa waxa uu ka hadlay habkii lagu Ansixiyey Dastuurka Jubaland iyo Doorashada Madaxtinimada Jubaland
Dhageyso wasiirk Cabdiqani
Puntlandes.com