Garaad Mukhtaar “Villa Somalia wali waxay aaminsan tahay in shacabka Khaatumo & Laascaanod Somaliland yihiin”

12 April 2025 (Puntlandes.com) Garaad Mukhtaar Garaad Cali oo kamid ah Isimadda SSC-Khaatumo ayaa kusifeeyey hadalkii MD Xasan Sheekh uu ka yiri u jeedada safarka RW Xamse mid dhabarjabin ku ah safarka Ra’iisulwasaare Xamse.
Garaadka ayaa hadalka Madaxweynaha ku sheegay mid banaanka keenay in Villa Somalia wali aaminsan tahay in shacabka Khaatumo iyo Laascaanod Somaliland yihiin.
