Muuqaal: RW Xamse oo dhagaxdhigay 8 mashruuc oo DFS kahirgelinayso Laascaanood

13 April 2025 (Puntlandes.com) Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa dhagaxdhigay 8 mashruuc oo DFS ka hirgelinayso magaalada Laascaanood ee caasimadda SSC-Khaatumo.

Xarumaha ayaa waxay kala yihiin:

1-Madaxtooyada

2-Xarunta Cilmiga Farsamada Gacanta ee Sayid Maxamed Cabdalle Xasan

3-Xarunta Taliska Police ka .

4-Xarunta Socdaalka iyo Jinsiyadaha -Laanta SSCKH

5-Xarunta Gurmadka Qaran Laanta SSC-Khaatumo

6-Xafiisyada Dawlada (Xafiisyo isku xidhan oo kala duwan)

7-Wadada Buuhood.

8-Cusbitaal Dawladeed.

About The Author