Madaxweyne Trump oo sheegay inay ka hor tegayaan sidii ay Xuutiyiintu gabbaaad uga dhigi lahaayeen Soomaaliya

13 April 2025 (Puntlandes.com) Madaxweyne Trump ayaa sheegay in ay ka hor tegayaan sidii ay Xuutiyiintu gabbaaad uga dhigi lahaayeen Soomaaliya iyo in ay xiriiir la sameeyaan kooxaha argagaxisada sida Daacish si meesha looga saaro argagaxisada dalka Soomaaliyana looga dhigo mid barwaaqo gaara.

Hadalkan ayaa sii xoojinaya tuhun ahaa in ay xiriir wada sameeyeen kooxda hadda la wiiqay ee Daac1sh iyo Xuutiyiinta ka hor intii aan duullaan laga bilaabin Buuraha Calmiskaat ee Puntland.

About The Author