Daawo Video: EU oo Xafiiskoodii Somaliland xiaraya kadib muranka Doorashooyinka
4 Agoosto 2015 (Puntlandes) Midawga Yurub EU ayaa xiraya Xafiiskii uu ku lahaa caasimada Somaliland ee hargaysa iyadoo loo sababeeyey kadib markay Xukuumadda Siilaanyo ka madax adaygtay Heshiiskii ku saabsanaa xiliga Doorashada la qabanayo ee ay Xisbiyada Mucaaridka la gashay.
Daawo warbixin Xukuumadda iyo Mucaaradka
Puntlandes.com