Daawo Video: Baarlamaanka Jubaland oo lagu wareejiyay Dastuurka cusub
13 Agoosto 2015 (Puntlandes) Guddiga dib u habaynta Dastuurka Jubaland ayaa maanta waxay Dastuurkii ay soo diyaariyeen ku wareejiyeen Baarlamaanka Jubaland, isagoo uu si rasmi ah ugu wareejiyey Wasiirka Madaxtooyada Jubaland Cabdiqani Cabdi Jaamac.
Daawo Munaasanaba uu Baarlamaanku kula wareeya