Daawo Video: Maamulka Gobolada Dhexe ee Dhuusamareeb oo dagaal hurin ku eedeeyey DFS
19 Agoosto 2015 (Puntlandes) Maamulka Gobolada Dhexe ee Fadhigiisu yahay Dhuusamareeb ayaa maanta Warsaxaafadeed ay soo saareen ku eedeeyey DFS inay abaabulayso dagaal lagu soo qaado Degaanada uu maamulkaasi ka taliyo.
Daawo Warsaxaafadeedka
Puntlandes.com