Daawo sawiro-Video: GAAS oo DAMUL JADIID dhexfadhiya ayna hareer fadhiyaan Wasiir ODOWAA & C/kariim
19 Sep 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali GAAS oo maanta si halhaleel ah ku tagay magaalada Xamar ee Xarunta Gobolka Banaadir, kadib markuu u yeereen Xasan Sheekh iyo kooxdiisa DAMUL JADIID ee ka talisa Villa Somalia.
Madaxweyne GAAS ayaa Galabta waxa uu shaashada kasoo dhex muuqday isagoo ay la fadhiyaan Wasiir ODOWAA iyo C/kariim Xuseen Guuleed oo aysan Puntland u aqoonsanayn dawlad goboleed kadib markii kooxdiisa DAMUL JADIID ay maamul aan dastuurka waafaqsanayn oo ka kooban gobol iyo bar ugu dhoodhoobeen Cadaado.
Daawo halka uu GAAS dhex fadhiyo!!!
Puntlandes.com