Dhagayso: Xasan Culusoow iyo siduu boor isugu qarinayo markii wax laga waydiiyey Gobolka Mudug
Madaxa DFS Xasan Culusoow ayaa waraysi uu siiyey VOA da ayaa wax laga waydiiyey diidmada ka timid shacabka Puntland ee ku aadan bililiqaysiga uu ay rabaan isaga iyo kooxdiisu inay bililiqaystaan Gobolka Mudug iyo dadkii,
Hoos ka dhagayso Culusoow
Xafiiska warka
Puntlandes.com