Dowlada Maraykanka oo Hawl fuliye u soo magacowday Soomaaliya
1 Okt 2015 (Puntlandes) Dowladda Mareykanka ayaa Hawl fuliye u soo magacowday dalka Soomaaliya. Hawl fuliyahan cusub oo la yiraahdo David H Kaeuper ayaa ka Shaqayn doona magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
David H Kaeuper, ayaa waxa uu madax ka noqon doonaa Howl-Gallada Diblomaasiyadeed ee Mareykanka ee Soomaaliya, oo si rasmi ah loogu dhowaaqay sideedii bishii September
Puntlandes.com