Daawo: Dr Gaas oo ku faanaya shaqadii dowladii ka horesay ay qabatay
Yaab, waxaa dad badan oo aqoonyahano iyo indheergarad reer Puntland ah ay la yaaban yihiin waxaa uu caadada ka dhigtay Dr Gaas. Qaar ka mid ah aqoonyahanada ayaa waxaa hadaladooda ka mid ahaa ” war ninku indho adakaa… miyuusan ogayn in uu dad wax kala garanaya la hadlayo.. boowe siday ka tahay ee ha la yaabin miskiinka iwm” Wuxuu caado ka dhigatay in uu ku faano kuna manosheegto wixii ay qabatay xukuumadii isaga ka hooreysay ee uu hogaaminayey Dr Faroole.
Waxay shacabka Puntland isla qireen in aan la soo hawaysteen in la bililiqaysto Gobolka Mudug haduu xukunka maanta joogi lahaa dr Faroole!!!
Gaas Gobolkiisa uu ku bedeshay in uu isa sharaxo 2016 ha ka hadlo, faan iyo booto aan meelna jirin waxba ma soo kordhinaysee
Hoos ka ka daawo Dr Gaas
Xafiiska wararka
Puntlandes.com