Daawo Gudoonka Xisbiga Kulmiye ee SL oo diiwaan gelin Golaha Dhexe bilaabay & Musharixiinta oo ka horyimid
17 Okt 2015 (Puntlandes) Gudoonka Xisbiga Kulmiye ee Somaliland ayaa bilaabay diiwaan gelin iyo Kaar siin Golaha Dhexe ee Xisbigaas waxaana ka hadlay Gudoomiye kuxigeenka Xisbiga Maxamed Kaahin.
Waxaa iyana dhanka kale kasoo horjeestay Diiwaan gelintaas sadexda Musharax ee kala ah:
Maxamed Biixi
Cabdicasiis Samaale
Axmed Kijaandhe
iyagoo ku tilmaamay mid aysan aqbalayn. Madaxweyne kuxigeenka Somaliland oo isla Xisbigaas ka tirsan oo soo dhex galay ayaa ku guul daraystay..
Daawo Diiwaan gelinta & Maxamed Kaahin
Daawo sadexda Musharax oo kasoo horjeestay & Xaflad lagu taageeray
Daawo Xaalka Xisbiga Kulmiye!!