Daawo Barnaamij ku saabsan Axmed Xuseen oo Guul kasoo hoyiyey Doorashadii Canada
20 Okt 2015 (Puntlandes) AXMED Xuseen oo ka tirsan Xisbiga Liberal ayaa ku guulaystay ka mid noqoshada Baarlamaanka dalka Canada.
Axmed wuxuu noqonayaa muwaadinkii ugu horreeyay oo Soomaaliyeed oo ku guuleysta xubinimada baarlamaanka dalka Canada, iyadoo laga soo doortay xaafadda York South-Weston ee magaalada Toronto, isagoo ka adkaaday murashaxii laga soo dooran jiray xaafadda laga soo doortay oo lagu magacaabo Mike Sullivan oo ka tirsanaa xisbiga NDP.
Daawo Barnaamij uu ka diyaariyey Somali cable TV
Puntlandes.com