Daawo Video: Musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal oo ka hadlay is bedelka Godoomiye Faysal uu uga baxay isaga
24 Okt 2015 (Puntlandes) Musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay is bedelka uu la yimid Godoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe isagoo uga baxay Jamaal sheegayna inuusan taageersanayn Musharaxnimadiisa.
Faysal ayaa ah nin aad isku bedbedala, wuxuuna horay ula galay Jamaal inuu yahay Musharaxa madaxweynenimo ee Xisbiga UCID isagoo Jamaal taas bedelkeeda ku bixiyey lacag aad u fara badan.
Puntlandes.com