Sawiro: Madaxweyne Gaas oo furay Kalfadhiga 36-aad ee Baarlamaanka Dawladda Puntland

25 Okt 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 36-aad ee Baarlamaanka Dawladda Puntland , kaasi oo uu ka furay xarunta Baarlamaanka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Xafladda furitaanka ayaa waxaa ka soo qeyb-galay wasiiro, xildhibaano, golaha Garsoorka, madaxda Dhaqanka, wakiiladda urada bulshada rayidka ah, wakiiladda hey’addaha caalamiga ah, Qunsuliyada Dawladda Ethiopia, bahda Saxaafadda iyo masuuliyiin kale.

 

Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Maxmaed Cali Gaas ayaa markii uu dhammaayey khudbadiisa , islamarkaana si rasmi ah u daahfuray kalfadhiga 36-aad ee baarlamaanka Puntland , waxaa uu kormeeray Taliska ciidanka Booliska Puntland ee Garoowe oo la soo gaarsiiyey qalab casri ah oo ay ku howlgalayaan ciidanka Booliska Dawladda Puntland.

Qudbada Gaas kala soco warbaahinta Puntlandes.com

 

IMG_3342 IMG_3345 IMG_3349 IMG_3352 IMG_3360 IMG_3366 IMG_3370 IMG_3374 IMG_3375 IMG_3383 IMG_3384 IMG_3385 IMG_3388 IMG_3390 IMG_3397 IMG_3398 IMG_3402 IMG_3420 IMG_3421 IMG_3429 IMG_3430 IMG_3433 IMG_3440 IMG_3441 IMG_3444 IMG_3446 IMG_3448 IMG_3449 IMG_3454 IMG_3456 IMG_3458 IMG_3459 IMG_3464 IMG_3475 IMG_3479 IMG_3483 IMG_3490 IMG_3499 IMG_3505 IMG_3517 IMG_3534 IMG_3538 IMG_3540 IMG_3544 IMG_3550 IMG_3558 IMG_3575 IMG_3579 IMG_3583 IMG_3587 IMG_3590 IMG_3601 IMG_3606 IMG_3615 IMG_3616 IMG_3617 IMG_3620 IMG_3625 IMG_3627 IMG_3629 IMG_3633

About The Author