Sawiro; Madaxweynaha DFS oo furey kalfadhiga 7 aad ee Baarlamaanka DFS
25 Okt 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga7aad ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana munaaabada lagu furayay kalfadhiga kasoo qeyb galay Madax sare oo katirsan Dowlada Federaalka.
Masuuliyiinta maanta goob jooga ka ahaa munaasabada lagu furayay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya waxaa kamid ah Madaxweyne Xasan Sheekh, Gudoomiyaha Baarlamaanka, Raisul Wasaaraha iyo Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Dalka.