WAR DEG DEG: Gudoomiyihii Barlamaanka Puntland oo is casilay kadib markii Mooshin laga gudbiyey
28 Okt 2015 (Puntlandes) Gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire oo ku dhawaaqay inuu iska xasilay kadib markii laga keenay xalay Mooshin ay Saxiixeen 42 Xildhibaan.
Faahfaahin kala soco Warbaahinta Puntlandes