Dhagayso: Xogta Kheyraadka Somalia oo ay Shirkada Soma Oil Gudbisay

9 Dec 2015 (Puntlandes) Shirkadda Baaritaanku ku socdo ee Soma Oil And Gas ee dalka Britain ayaa maanta DFS ku wareejisay xog ay ka ururisay qeybo ka mid ah Soomaaliya oo ku saabsan kheyraadka dalka ku jira.

174a1

Munaasabd xogtaas lagu wareejinayo ayaa maanta lagu qabtay xarunta cusub ee Wasaraadda Batroolka iyo macdanta Soomaaliya oo maanta iyana xariga laga jaray.

Dhagayso Warbixin ay VOA ka diyaarisay


Puntlandes.com

About The Author