sawiro: Golaha Xukuumadda GAAS oo Shirkoodii Maanta uga hadlay u Diyaargarowga Xuska sanadguuradii 2aad ee GAAS

10 Dec 2015 (Puntlandes) Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda GAAS oo uu shir maanta shir gudoominayey Ku Xigeenka PROF GAAS Cabdixakiim Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa sidii caadada u ahayd waxaa looga hadlay U diyaargaowga XUSKA sanadguuradii 2aad ee markuu GAAS la wareegay Puntland, taasoo ku beegan bilowga bisha fooda inagu soo haysa janaayo 8deeda iyo sidii ay u kordhisan lahaayeen Dakhliaga soo gala si ay lacag ugu helaan Xafladaha ay caanka ku yihiin iyagoo maantaka dooday sidii ay khidmado u saaran lahaayeen badeecooyinka qudaarta.

WAR-MURTIYEED 1WAR-MURTIYEED 2

 

IMG_9465

 

 

IMG_9473

About The Author