Sawiro: Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland oo London maanta soo gaaray
11 Dec 2015 (Puntlandes) Waxaa maanta soo gaaray magaalada London ee dalka UK Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumadda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash), iyadoo loogu samaeeyey soo dhawayn aad u balaaran Heathrow Airport.
Waxaana soo Dhawaynta soo abaabulay Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland UK Eng Maxamud Barre
Jaaliyada Puntland ee dalka UK waxaa lagu wargelinayaa In Habeenka Axada Xaflad Isbarasho Iyo Xog Waraysi Wasiirka Aanu Ugu Qaban Doono Diamond Hotel.
Puntlandes.com