Dhagayso: Shirkado maal gashanaya oo Bosaso ku sugan & Kalluunka PL oo Itoobiya loo Iibgatnayo
13 Dec 2015 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Puntland Cabdiweli Xirsi Indhoguran ayaa sheegay inay magaalada Bosaso ku sugan yihiin shirkado Maal gashanaya Puntland, iyagoo maalgashi ku samaynaya Kalluunka, hargaha iyo warshad cabitaan,.
Waxa kaloo Wasiir Indhoguran sheegay in Kalluulka Puntland loo Suuqgayn doono dalka Itoobiya, isagoo intaas ku daray in Wadamo badan ay u Tartameen inay helaan Shatiga u Iibgayn Kalluun laakiin nasiib wanaag ay Puntland ku Guulaysatay.
Dhagayso Wasiir Indhoguran
Puntlandes.com