Dhagayso: Madaxweyne Shaiif Xasan oo u jawaabay madaxweyne Gaas, diidayna in laga gudbo Habka 4.5
13 Dec 2015 (Puntlandes) Madaxweyne Shaiif Xasan oo khudbad ka jeediyey Shirka madasha wadatashiga ee Habka ay noqonayso Doorashada 2016k ayaa waxa uu ka jawaabay Hadal ku jiray Khudbadii madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu ku sheegay inay isaga iyo Shariif Xasan ay Maqraati ka ahaayeen in Garowe one lagu heshiiyey in aan dib dambe loo isticmaalin habka aan cadaalada ahayn ee 4.5ta.
Madaxweyne Shaiif ayaa waxa uu ku dooday inay Qalad tahay dad maanta Xildhibaano ku leh Baarlaamanka in la yiraahdo waxba ma helaysaan ee idska taga.
Dhagayso Shariif iyo Axmed waa warbixin ay ka diyaarisay VOA
Puntlandes.com