Dhagayso: C/kariim ”Anaa madaxweyne ka ah Gobolada Hiiraan & SH Dhexe”
15 Dec 2015 (Puntlandes) Waxaa maanta gaaray magaalada Beleweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan wafdi ka socda DFS iyo maamul g Galmudug iyagoo halkaas u tagay sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen nabdayn labada Beelood ee walaalaha ah ee ku dagaalamaysa magaaladaas.
Cabdikariim Guuleed oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegaya in inuu isagu yahay Madaxweynaha labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha Hoose.
Dhagayso tagidii wafdiga C/kariim ee Beledweyne oo VOA warbixin ka diyaarisay
Puntlandes.com